
Yaa fashiliyay Qorshihii Haramcad kula wareegi lahay Airport iyo ma run baa in America aysan booteynin (America Don’t Bluff)
Haramcad iyo Barnaamijkii Farmaajo oo ciiddamada la soo dhoobaayay waxaa fashiliyay wareysigii. Madaxweynaha Puntland uu siiyay BBC isaga oo yiri casuumaaddii international partners nagu soo casumeen waxay keentay in Ciiddama afarta jiho nagala soo dhigo oo International community iyo airport nabadgelyadiisii qal qal geliso arrinkaas oo sababtay in American Embassy ay u yeerato ciiddamada special forces oo kala joogay Balidogle iyo Kenya iyada oo Markab dagaal xeebta la soo fariisiyay oo haddii Farmaajo dhageysan waayo Arrimaha doorashada sida ay u socdaan in Helicopter lagu qaadi doono oo Markab la geeyn doono isaga iyo taliyihiisa nabad Sugida ninka ay ugu yeeran western Intelligence Abu Camaar.
Mareykanka oo kol hore laba Madaxweyne ka soo kaxeystay dalalkoodii kuwaas oo ah Manuel Antonio Noriega Moreno oo ahaa madaxweynihii Panama oo ay Mareykanka soo kaxeysteen Noriega ka dib ay xabsi geliyeen. Madaxweynaha kale ay soo kaxeysteen wuxuu ahaa Madaxweynihii Haiti Jean-Bertrand Aristide oo isagana xabsi dhigeen. Haddii ay Farmaajo soo kaxeystaan wuxuu noqon doonaa Madaxweynihii sedexaad oo weli Farmaajo waqtiga wuu ka dhamaaday waxay ugu yeeraan embattled president that his term ended oo ay u sahlanaan doonto inay kaxeystaan haddii uu ogolaan waayo heshiis doorasho oo wada ogol ah. Safiirka Mareykanka oo aan la xiriirnay waqti hore markii uu Twitter badan soo diri jiri ayaa ku niri arrinkas Dawlada Somalia waxay u haysataa booto iyo caga jugleyn been ah laakiin wuxuu ku jawaab the United States don’t bluff.” and Somali government should recognize that when the United States says it is unacceptable for Somalia without election , we mean what we say.”
Abdiaziz Amalo